08/07/2020 /
/Waxa furan in loo safri karo dalal badan oo EU/Schengen iyo UK kamid ah, halkaasoo Machadka Dowladda ee Serum ku qiyaaseen in cudurka faafintiisu hooseeyo, deenishkuna ay soo geli karaan wadanka iyagoon xayiraad lagu soo xadirin. Wadamada ku jira EU/Schengen iyo UK, oo Machadka Dowladdu u aqoonsadey inay yihiin ‘dalalka karantiil’ sababtuna ay tahay caabuqa faafidiisa iyo isbadalkooda, kuwaas oo calaamad oranji ah la saarey, taas oo ah tallooyinka Wasaaradda Arimaha Dibadda (tallado waa ha safrin safar aan loo baahneyn). Tilmaanta safarka ayaa sidoo kale calaamad oranji lagu muujiyey oo ah waddamada EU/Schengen iyo UK oo xayiraad weyn galiyeen dadka deenishka ah ee u safrayan.
Ka akhriso macluumaadka ku saabsan tilmaamaha safarka ee Wasaaradda Arimaha Dibada ee wadamada EU iyo Schengen, halkan. Læs mere om Udenrigsministeriets rejsevejledninger for EU- og Schengenlande her.
Intaa waxaa sii dheer, Wasaaradda Arimaha Dibadda waxay furtay safaro lagu tagi karo dhowr dalal oo ka baxsan EU / Schengen iyo UK, halkaasoo EU ay qiimeysay in horumarka caabuqa wadamadaas uu ka hooseeyo ama la mid yahay EU. Halkan, sidoo kale, shuruudo dheeraad ah ayaa laga yaabaa in dalku uu san lahayn xayiraad soo gelitaan wadanka ah ama shuruudaha karantiil ee loogu talagalay dadka safarka ah ee deenishka ah iyo in xaaladda guud ee amniga waddanka la aqbali karo.
Ka akhri faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan tilmaamaha safarka ee Wasaaradda Arimaha Dibadda ee wadamada ka baxsan EU iyo Schengen, halkan. Læs mere om Udenrigsministeriets rejsevejledninger for lande uden for EU og Schengen her.
Wadamada uu tilmaamaha safarku yahay huruud, Wasaaradda Arimaha Dibadda waxay kugu dhiirigelineysaa inaad taxaddar dheeraad ah muujiso, lasocoto tilmaamaha safarka ee dalka oo aad raacdo talooyinka Wasaaradda Arimaha Dibada ee gaarka u ah waqtiga COVID-19 Udenrigsministeriets særlige rejseråd til en tid med COVID-19. Waxaa sidoo kale lagugula talinayaa inaad kala soo dajisato app-ka ”Rejseklar” oo aad isku qorto liiska dheenishka (Danskerlisten). Ka dib waxaad heli doontaa macluumaad haddii ay jiraan isbed dhinaca tilmaamaha safarka ee wadanka aad u safraysid.
Waxaad ka heli kartaa macluumaad la cusboonaysiiyey oo ku saabsan dal kaste oo ku sugan boggaga safaaradaha deenishka. Waxay noqon kartaa macluumaad ku saabsan xannibaada safarka iyo tallaabooyin kale oo ay qaadaan maamulka deegaanka si looga hortago faafitaanka cudurka.
Denmark kuma lahan safaarado dalalkoo dhan. Safaaradaha qaarkood ayaa sidaas daradeed ka masuul ah dhowr wadan. Waxaad ka heli kartaa safaaradda adiga ku quseysa, adiga magaca dalka ku qoraya halkan he
10/07/2020
Smitte|top waa app nagu caawinaya dhammaanteen inaan joojino faafitaanka COVID-19 ee Denmark. App-ka wuxuu suurtagal kaaga dhigayaa inaad ogeysiiso halista […] Læs mere… Læs mere…
08/06/2020
Laga bilaabo Isniinta, 8da Juun, 2020, qaybo badan oo Denmark kamid ah ayaa dib loo furi doonaa. Waxa laga hadlayaa: […] Læs mere… Læs mere…
29/05/2020
Soo koobid ku saabsan shika-jaraa’ideed ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Jimcaha,bisha Maayo, maalinta 29 ee 2020 Dhammaan safarrada dibedda talado waa […] Læs mere… Læs mere…
19/05/2020
Looma baahna hadda in laguu helo gudbinta dhakhtarkaaga si aad u hesho waqti loogu talagalay baaritaanka cudurka corona. Laga bilaabo […] Læs mere… Læs mere…
13/05/2020
Daqiiqadaha shir-jaraa’id ee Wasaaradda Dowlada, 12ka Maajo, 2020 Denmark ayaa wakhtiyadan ugu danbeysay kor u qaadey baarista COVID-19, waxayna hadda […] Læs mere… Læs mere…
07/05/2020
Soo koobid shir jaraaid ee 7dii Maajo oo ka socota raiisel wasaaraha Mette Frederiksen Deenishku waxay u hogaansameen tilmaamaha maamulka […] Læs mere… Læs mere…
06/05/2020
Markii la sameeyay qeexitaan aad u ballaaran oo ku saabsan kooxaha khatarta ku jira ee cudurka COVID-19, Gudidda Caafimaadka ayaa […] Læs mere… Læs mere…
30/03/2020
Raisalwasaaraha Mette Frederiksen waxay sheegtey in dadaalada Denmark ay shaqeynayaan. Waxay tilmaamtay in horumarku si sax ah u socdo. Waxay […] Læs mere… Læs mere…
28/03/2020
Maxaad u baahan tahay inaad ka ogaato waxyaabaha ku saabsan corona: Waxaan hadda ku dhex jirnaa cudur faafid. Sidaa darteed, […] Læs mere… Læs mere…
23/03/2020
Shirka jaraa’id ee Wasaaradda Dowlada waxay dhacdey 23.03.2020 saacadu markay tahay 15.00 Raisalwasaaraha Mette Frederiksen waxay kordhisay dadaallada corona iyo […] Læs mere… Læs mere…
Hvert eneste medlemskab og donation styrker Mino Danmarks legitimitet og eksistensberettigelse.
Det gør en forskel og styrker foreningens muligheder for at lykkes med at skabe et lige samfund, uanset etnisk baggrund.
Hvert eneste medlemskab og donation styrker Mino Danmarks legitimitet og eksistensberettigelse.
Det gør en forskel og styrker foreningens muligheder for at lykkes med at skabe et lige samfund, uanset etnisk baggrund.